Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ayaa caawa maqribnimadii ka dhacay maqaayada The Village oo ku taalla inta u dhexeysa isgoyska Banaadir iyo wadada Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la dhigay baakinka maqaayada uu halkaas ku qarxay. Jugta qaraxa ayaa laga meelo badan oo ka tirsan caasimada, waxaana la soo … Continue reading Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho